Incubator:ISO 639
Outdated translations are marked like this.
Wikimedia kala dooran maayo waxa ay tahay luqadda ama lahjadda. waxaan raaceeynaa ISO 639 habkaan. Wikimedia kasta luqadda badalka waa in ay ahaataa uun ISO 639-1 ama ISO 639-3 Furaha. Luqad kastaa waxay leedahay ISO 639-1 fure sidoo kale waxay leedahay ISO 639-3 fure, laakiin malaha Lid.
Hadii furahaan 639-1 uu diyaar yahay, waa in laga qaataa , hadii kale fuirahaan ISO 639-3. Hadii uunan shaqanin, luqaddu wax mustaqbal ah kuma lahan Wikimedia, oo aan ahayn inaad codsato fure (waqtidheer bay qaadan kartaa, si kastaba ha ahatee).
Halaan waxaa ku jira inyar oo ka mid ah linkiga ee liiska furayaasha.
- http://www-01.sil.org/iso639-3/codes.asp
- Waxaad ku eegi kartaa habka furaha, magac, qaas iyo nuuc.
- https://iso639-3.sil.org/sites/iso639-3/files/downloads/iso-639-3.tab
- Liiska Raw
- http://www.omegawiki.org/ISO_639-1_language_code_list
- Furaha oo kaliya ISO 639-1, laakiin wadajirka ISO 639-2/3 waa lagu daray. Xiriirka si luugu turjumo heerka gudaha ee lagu daray iyo macluumaadka adigoo eegaya luqadda.
- Liiska ISO 639-1 ee fureyaasha
- Sida liiska OmegaWiki , laakiin xiriir yar.
- Liiska ISO 639-3 Fureyaasha
- Linkiga ee bogga hoose oo la jira liiska iyo xoogaa turjumaad ah.
- http://schneegans.de/lv/
- BCP 47 waa furaha ee hubinta
Sidoo kale eeg
- Special:SiteMatrix – Liiska jira ee Wikimedia iyo wikis