Qaaradda Yurub waa mid kamida qaaradaha shanta ah juquraafi ahaan waa qarad u eeg ama jaziirad u eeg.

Waxa ay dhererantay ilaa buuraha oral waa dhanka bari iyo Bada Qaswiin.
- Albania
- Andora
- Austriya
- Belarus
- Beljim
- Boland
- Bosniya
- Boortuqaal
- Bulgaria
- Denmark
- Estoniya
- Faransiiska
- Finland
- Giriig
- Holland
- Hungaria
- Islofaakiya
- Isloveeniya
- Isbania
- Iswiidhan
- Iswisarland
- Jamhuriyada Makedonia
- Jamhuuriyadda Tashik
- Jarmalka
- Kosofo
- Kroatia
- Latfiya
- Lekhtanishtayn
- Lithuaniya
- Luksemburg
- Malta
- Midowga boqortooyada Britan
- Monako
- Montenegro
- Norwey
- Romania
- Ruushka
- San Marino
- Serbia
- Talyaaniga
- Turki
- Ukrain