Wb/so/Shaqsiyadaad

< Wb‎ | so
Wb > so > Shaqsiyadaad

cali mahamaf geydi waa ra

Commons
Commons
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro

Headline text edit

Taariiqda fanka shariif jeeg shariif jeeg waa jilaagii ugu waynaa ee soomaaliya soomara todobaatameedyadii iyo sideetamyeeyadii sharif jeeg waxuu dhashay 1947 magaalada xamar ee degmada xamar wayne waxuu fanka ku soo biiray isagoo yar 1965 oo uu ahaa heesaa kadib mudo yar waxuu u wareegay dhanka jilida ruwaayaha ruwaayadii ugu horeysay uu jilo waxay aheed tala xuma tol mabadiso waxaan la dhigay 1968 waxuuna ka ahaay wiil yar oo iskooley kadib waxuu noqday jilaagii ugu ruwaado badnaa ee soomaaliya soomaray waayo waxuu jilay ruwaayado badan oo ay gaarayaan 80 ruwaayadood waxaana kamid ah ruwaayadahaas ....

1- sharaxii latumaayay sheeko aa ka danbaysay
2- aduunyo ... hobalada waabari
3- cudur iyo caanshaq keebaa culus
4- boqoradii jaceelka
5- ruuxaantii israacday
6-keheri waysee way ku haaysataa
7- waqtiyoo xagee noo wadaa
8- axdi iyo arin aan la,ogeen
9- gacal god kaa galay
10- gabartii la,aroosay guurkeeda lamaad
11- saxib aan sariig aan laheen
12- xasuuso hadaad xis leedahay
13- naxdin iyo nasiib
14- qabri jaceel galo maquusto
15- afar naagloo amar aa ku haaysto
16- ma aragteen axdi laay
17- wiil iyo waalid kala warla
18- socdaal iyo sir jaceel
19- gacalkii maxaa kala geeyay
20- sabraa sadkiiso helo
iyo ruwaayadooyin badan oo inta aan ku soo koobi karin...