Wb/so/London

< Wb‎ | so
Wb > so > London

London waa caasimada dalka Midowga boqortooyada Britanwaana magaalada uguwayn wadankaas waxa ay kutaalaa amaba dhexmara Wabiga Thames waxa ay kutaalaa waqooyiga Ingiriiska.waxaa kunool dad gaadhaya ilaa 7.5 milyan oo qof.marka lagudaro dadka hareeraha London kunool waxa ay tirado noqonayasaa ilaa 12,599,561 oo qof.waa magaalda uguwayn midawga yurub.waana mid kamida goobaha ugumuhiimsan syaasad ahaan iyo dhaqaale ahaan caalmaka.waxa kuyaala magaalada jaamcado iyo guryo dhaqameedyo masraxyaal iyo goobo dhaqan oo aad u waawayn.waxaa xafiisyo kuleh ururu badan oo caalami ah.

London
london