Wb/so/Karaaji

< Wb‎ | so
Wb > so > Karaaji

Karachi(Afka Urdooga كراچى) Waa caasimada labaad ee wadanka Bakistaan waana magaalda uguwayn wadanka Bakistaan waana caasimada gobolka Sand. Karachi waa xarunta dhaqaale ee wadanka Bakistaan waana dakad aad u muhim ah waxa auy magaaldu kutaalaa xeebta Badada Carabta waxa magaalda kunool dad gaadhaya ilaa 14 milyan oo qof

Dhaqaalaha edit

Magaalda karaaji waa magaalda dhqaale iyo tijaaradeed ee wadanka Baakistaan.