Wb/so/Juquraafi

< Wb‎ | so
Wb > so > Juquraafi

Somaliland waa wadan madax banaan oo dhaca qaarada africa gaar ahaan geeska africa somaliland waxa lagu yaqaanaa horumar aan xad lahayn iyo dhaqaale koradh dadka daga somaliland waxa lagu qiyaasaa 2017 dii 5,000,000 oo qof waana korodh aad uga badan sanadihii hore S/land waxa soo maray 4 madaxwayne oo dumuqraadi ah waxayna xornimada qaadatay 1960 26 june kadib markii ay ku biirtay somalia 1960 1 july eex iyo saami qaybsi qaldan oo ay ku kacaday somalia oo ayaa waxa suurta gashay inay somaliland markale madaxbanaanidii soo Ceshato ayaa waxa la asaasay jabhada SNM oo xoray say dhaman dhulkii somaliland birtish ee engriisku jeexay

QORAA NAGIIB CADAANI FROM HARGEISA