Wb/so/Bayoloji

< Wb‎ | so
Wb > so > Bayoloji

Waa maxay baay'ology ? edit

 
DNA

Baay'oolojigu waa cilmiga barashada noolaha. baylooji waxa uu ka yimid kalmada laatiinka ah ee macnaheegu yahay "bio" noole iyo "logy" barasho. Cilmiga bayoolojigu waxa uu ka mid yahay cilmiyada ugu balaadhan ee la barto. Bayoolojiga waxa loo qaybin karaa laba dhir iyo xayawaan iyada oo loo eegayo habka cunto samaysiga ee uu leeyahay nooluhu ama waxa loo qaybin karaa hal unugle iyo unugyo badane iyada oo loo eegayo tirada unugyada ee uu leeyahay. unug waa halbeega shaqo iyo dhisme ee ugu yar ee uu leeyahay noole. unugyada ay leeyihiin noolayaashu waxay u qaybsamaan laba kuwa dhamaystiran iyo kuwa dhiman oo aan dhamays tirnayn. sidoo kale cilmiga bayloojigu waxa uu ku shaqo leeyahay barashada meesha uu ku noolyahay noole.

Bayoloji edit

biologyiga waxaa soo saarat giriig. Bayolojigu waa cilmiga barashada noolaha; noolahaasi siduu doonoba ha u jiro ama ha u ekaadoe. Barashada habka uu nooluhu u shaqeeyo. Qofka baranaya cilmiga bayolojigu waa qof raba inuu wax ka ogaado sida ay waxa nooli u shaqeeyaan iyo waxa ay ka dhisan yihiin. Qaybtan waxaan ku soo qaadanaynaa :

1 Nooluhu muxuu ka samaysan yahay

2 Qaybaha Bayolojiga

3 Nooloshu xaggee bey ka timid

Nooluhu muxuu ka samaysan yahay. Nooluhu wuxuu ka samaysan yahay unugyo. Unugu waa waxa ugu yar ee waxa nooli uu ka dhisan yahay. Unuggu wuu qaybsamaa si uu u bato ama u tarmo. Unugga waxaa ku jira qalabka dhaxalka. Waxyaalaha ay nooluhu iska dhaxlaan wexey ku jiraan unugga bu´diisa.

Qaybaha bayoolojiga

Noloshu xaggee bey ka timid Nooluhu ma aha wax ku yimid tadawur. Rabbi ayaa abuuray/khalqay. Nooluha dhammaantiis waxaa abuuray Alle wax walba kara. Nooluhu ma aha wax iska yimid oon la garanaynin meesha uu ka yimid. Dadku wexey ka yimaadeen Aadam, nebi Aadan. Aadanna waxaa laga sameeyey ciid. Dhirta Allaa khalqay ee iskama iman. Noolaha dhammaantiis ujeeddo ayaa Alle u khalqay. Ujeedadaasina waa iney ogaadaan inuu Alle wax abuuraa uu jiro. Isagaasna ay caabudaan. Unugga Allaa khalqay, amar Allena waa ku shaqeeyaa. Baayoolojigu waa cilmiga barashada noolahaBilogy waa