Wb/so/Baakistan

< Wb‎ | so
Wb > so > Baakistan

Bakistaan ( Af-Urdu پاکِستان ama Jamhuuriyadda Islaamiga Bakistaan Af-Urdu اسلامی جمہوریہ پاکِستان waa wadan ku yaalo koonfurta Aasiya.Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Iiraan, Afqaanistan, Shiinaha iyo Hindiya, Koonfurta wadanka waxaa ka xigto Bada Carbeed. Wadnka Bakistaan waxaa la abaabulay 1947ii, markii hore bakistaan iyo bangaladesh waxee ka tirsanaan jireen Ingriiska Hindiya. magaca Bakistaan micnaheeda waxaa waaye wadanka runta ah, waxaana loola jeeday in oo yahay wadanka runta ee islaamka.

Bakistaan
Bakistaan


  • Karachi
  • Lahore
  • Islamabad